Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa Dhaliil u jeediyey Gudiga Fatahaada Baladwayne.
Madaxwayne Waare oo safar ku tagay Magaalada Baladwayne ayaa marka hore Hore u mahadceshay Gudiga fatahaada iyo Ganacsatada waxuuna ugu Baaqay inay la shaqeeyaan maamulka Gobolka Hiiraan hadii aysan saas rabin howsha Banaanka haka Istaagaan.
Madaxwayne waare ayaa intaas ku daray inay Dowlada federaalka waydiisteen Injineero ka caawiya ka hortaga Fataahada Wabiga, Dowladana waa Aqbashay.
Leave a Reply