Isbaheeysiga Ida Luulyo ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xaruunta dhexe ee isbaheeysiga Isbedeldoonka 1da Luulyo uga hadlay diyaaradii dhowaan lagu soo riday magaalada Bardaale.
Gudoomiye ku xigeenka Isbaheeysiga ayaa shirkan Jaraa’id u akhriyey warbaahinta ayaa sheegay inaan lagu kalsoonaan karin hadalka kasoo yeeray Amisom dowlada iyo Barlamaanka Soomaliya baaq udiray.
dhanka kale Isbahaysiga 1da Luulya ayaa ka hadlay xadgudubyada dowlada Kenya kawado dalka Soomaaliya Gudihiisa gaar ahaan Jubooyinka oo Duqaymo iyo burbur ka gaysteen.
Leave a Reply