Daawo:Wasiir ka tirsan Jubbaland oo isu dhiibay Dowladda Soomaliya

shamiito

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa waxuu kasoo Goostay Maamulka Axmed madoobe waxuuna Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada muqdisho isagoo ka hadlay Fashilka ku yimid Madaxwaynihii hore Jubbaland Axmed madoobe iyo Maamulkiisa.

Wasiirku xigeenka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa markii uu ka dagay Magaalada Muqdishu waxaa kaloo ka hadlay Isbadalka ka dhacay Gobolka Gedo waxuuna sheegay inuu ku qanacsan yahay Shaqada uu wado gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Macalimow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.