14 May 2020 bay ahayd Markii Garoonka Diyaradaha Muqdisho lagu qabtay Xaflad kooban islamarkaana ciwaan looga dhigay Daahfurka ololaha buufinta hawada ee Ayaxa oo ka qeyb-galay wasiiro, xildhibaano ka tirsan golaha shacabka, masuuliyiin ka socday xafiiska Ra,iisul wasaaraha iyo xubno ka socday hay’adda beeraha u qaabilsan qaramada midoobay ee FAO.
Diyaradahaas soo gaaray Wasarada Beeraha Soomaliya ayaa waxay tageen Garoowe si ay Ayaxa uga buufiyaan Puntland, Maamulka Puntland ayaa Sheegay inaysan diyaaradahaan ka imaan Dowlada soomaliya balse ka yimaadeen FOA iyo USAID.
Leave a Reply