Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in caddeymo lagu hayo Masuuliyiin u xiran falal Musuq-maasuq la xiriira dhawaanna maxkamad la geyn doono.
Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Sulaymaan ayaa sheegay inay soo qabteen ku dhawaa 20 qof oo lagu helay musuq maasuq dhacay, kaas oo ka bilaawday Wasaaradda Caafimaadka, balse ku baahay wasaarado kale iyo Ganacsato.
Leave a Reply