Xildhibaanada Igu Sawir oo gacan Bidixeeyey fatahaada ka dhacday Hirshabeele

hirshabeele

Magaalooyinka Badan oo ka tirsan Maamulka hirshabeele ayaa waxaa ku fatahay Wabiga Shabeele kaas oo gaystay qasaaro isugu jira barakicin iyo Burbur hantiyeed.

Hadaba Xildhibanada dowlada federaalka ku matalaya hirshabeele ayaa intooda badan ka hadlin Fatahaada Wabiga Shabeele kaaso dhib u gaystay Deeganadii laga soo doortay.

Intooda Badan Xildhibaanada dowlada ku matala Hirshabeele dib uga noqon Magaalooyinkii laga soo doortay mudo ku dhow Sadex Sano waxaana deeganada hirshabeele ugu dambaysay Maalinta la doortay.

Xildhibaanada Hirshabeele ku matalada Barlamaanka Soomaliya waxay gudan waayeen masuuliyadii ay lahaayeen iyo tii ay ku matalaayeen bulshada Hirshabeele.

Hirshabeele Gurmad Bay Rabtaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.