Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Jenaraal Cabdi Mahdi iyo Cali Dheere oo gurigooda la wareeray

Axmed madoobe

Axmed Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay Janaraal Cabdi Mahdi iyo Nabadoon Cali Xuseen Nuur Cali Dheere oo kamid ah waxgaradka Jubbaland isla markana kamid ahaa dadka Madaxweynaha kaga aragtida duwanaa Arimaha Siyaasada.

Axmed Madoobe ayaa Raali galin ka Bixiyey weerarkii lagu qaaday guriga Jeneraal Cabdi Mahdi ee Magaalada Kismaayo.

Waxaa kulankan lagu Raali galinaayey Nabadoon Cabdi Dheere iyo Cabdi Mahdi ka qaybgalay Saaxiibadii Axmed Madoobe ee kala ah Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Shiiq Daahir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.