Sawiro:Xilidhibaan Fiqi oo ka luga jiidaya inuu ka tanaasulo Xildhibaanimada

fiqi

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasumada Galmudug waxaa Maanta ka Qabsoomay Shirka Gollaha wasiirada Galmudug oo uu Shir-Gudoomiyay Madaxweynaha Galmudug mudane,Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor, oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xegeenka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid.

Ajandaha shirka Gollaha Wasiirada ayaa ahaa Isbarasho Guud iyo xil la wareegidda wasaaradaha, Xogta wasaaradaha iyo qorshahe howleedka 100-maalmood ee soo socda, Warbixinta xaaladda Amniga ee hadda taagan, Dib u habeynta Guddiga Covid-19 iyo Qabanqaabada maalinta ciidda.

Shirkaan waxaa ka qayb Galay Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi Dhawaan loo magacaabay wasiirka Amniga Galmudug waxaana la filaayey sida Qorshu ahaa inuu Xilka Barlamaanka Soomaliya iska casilo Markii la dhaariyo, balse Xildhibaan  Fiqi Taas waaka luga Jiidayaa.

galmudug
galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.