Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyo dib u dhaca markale ku yimid.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan soo bandhigin Caddeymo muujinaya in diidmada Dowladda ee la xiriirta in dib loo dhigo dacwadda, maadaama saddex jeer dalab Kenya ka yimid loo baajiyay go’aanka ICJ.
Leave a Reply