Xildhibaanada Isbadal Doonka Jubbaland ayaa ka hor yimid Heshiiskii Axmed Madoobe iyo Saaxiibadii ku dhexmaray Nairobi.
Xildhibaanad Maxamed Qaasim waxar ayaa sheegay heshiiskaas inuu ahaa mid aanan waxba ka badalayn hadafka Isbadal Doonka Jubbaland waana mid fashil ku ah madaxwaynihii hore ee Jubbaland Axmed Madoobe.
Leave a Reply