Beesha Axmed Madoobe ayaa waxay ka hadashay Dhibaatada Axmed madoobe iyo kooxdiisii ka wado Jubbaland waxayna Baaq udireen Dowlada Soomaliya
Beesha ayaa waxay sheegeen Axmed Madoobe inuu iska Horkeenay Bulshadii Jubbaland Dilal joogta ah ka gaystay Kismaayo iyo Dhooblay waxii hada ka dambeeya dambiyada Axmed madoobe galo inaan beesha Ogaadeen loo saari karin.
Leave a Reply