Waxaa Sii Kordhaayo Xaladaha Cudurka Covid19 Ay La Daala Dhacayaan Shacabka Ku Dhaqan Degmada Buulaburte. Xilibaanad Farhia Mumin Ali Oo Kamid ah Xilibanada Barlamanka Somaliya Ayaa Si Toos Ugu Hadashay Saamaynta Uu Ku Yeeshay Covid19 Shacabka Buulaburte.
Shacabka Degmada Buulaburte oo ah magaalo ay Cadowga go,toomiyeen xanuunka Carona virus uga sii darsoomay waxa ay u baahan tahay gurmad dowladeed mid bulsho in ay gacan ka geeystaan wax ka qabashada Xaaladaha Bani Aadanimo xumo ee kajirta magaalada.
Dhinaca Kale howl wadeenada Caafimaadka Degmada iyo Maamulka oo cod dheer kaga hadlay dhibaatada oo dhaaftay heerkii ugu xumaa Uu Gaaro Cudurka Covid19.
Sidoo Kale Xilibanad Farhia Mumin Ali ayaa Baaq U dirtay Madaxda Dowlada Somaliya Iyo Wasarada Caafimaadka Iyo Maamulka Hirshabelle
Hadii aa nahay Xildhibaanada kasoo Jeeda Gobolka Hiiraan gaar ahaan degmada Buuloburte waxaan Xukuumada iyo maamulka Hirshabelle ka codsaneeynaa in ay gargaar caafimaad gaarsiiso sida ugu dhaqsiyaha badan Magaaladaas.
GEDOTIMES.COM
Leave a Reply