Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Maanta dib ugu so laabtay Magaalada Baydhabo ka dib Safar shaqo oo ugu maqnaa Magaalada Muqdisho.
Madaxwaynaha koonfurgalbeed waxaa garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyey Boqolaal dada oo ugu horeeyo gudoomiyaha Barlamaanka koonfurgalbeed, Xildhibaan, wasiiro, waxgarad iyo Dhalinyaro iyadoo Isu soo baxa Balaaran Garoonka Diyaradaha loogu sameeyey Madaxwaynaha Koonfurgalbeed taas oo kasoo horjeedaa talooyinkii caafimaadka Covid 19 ee madaxda koonfurgalbeed iyo wasaaradaha caafimaadka ay ujeedinayeen bulshada Soomaliyeed.
Leave a Reply