Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya.
Waxaana lafilayaa in dhawaan fadhiga Baarlamaanka ay soo gaaraan madaxda ugu sareysa dalka oo uu ugu horeeyo madaxweynaha dalka mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Guddoomiyaasha labada gole iyo mas’uuliyiin kale.
S
Leave a Reply