Daawo:Bananbax lagu taageerayo Dowlada Soomaliya oo ka dhacay Gedo

doolow

Banaanbax lagu Tagerayay Hadalkii madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu ka Jediyaay Furitanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Doorasho cod iyo Qof laa qabanayo ayaa waxaa soo dhaweeyay Shacabka iyo mamulka Degmada Doolow ee Gobalka Gedo Boqolal shacab oo ka kala yimid Xafadaha Degmada Dolow Somali ayaa waxaay socod dheer ku mareen Magalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.