Dhageyso:Gudoomiyaha maxkamda Gobolka Bnaadir oo ka hadlay xariga Shaqaalaha Cafimaadka

GUDOOMIYEmaxkamad

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad lagu soo oogay xubno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo lagu soo edeeyay musuq-maasuq hantiyeed.

Xubnahaan lagu soo eedeeyay musuq-maasuqa ayaa kor u dhafaaya 10 sargaal oo katirsan wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Waxayna iskugu jiraan agaasime guud iyo agaasime waaxeedyo.

Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Garyaqaan Cabdi Khadar Maxamed ayaa sheegay inay shaqaalahaan inay helayaan Cadaalad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.