Dhageyso:Soomaliland oo sheegtay in shirkii Jabuuti lagu kala kacay

somalialnd

Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in lagu kala kacay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

Guddomiyaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku xireen hal shardi oo ah in ay horta fuliyaan qodobadii hore loogu heshiiyay ee wadahadalada hore ee Soomaaliya iyo Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.