Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti kaga qayb galay Shirka Dhab u Heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.
Shirka dib u heshiinta Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland ayaa wali waxaa uu ka socda Dalka Jabuuti waxaana la magacaabay Gudiyo kasii shaqeeya wadahadalada.
Leave a Reply