Daawo:Madaxweyne Laftagareen ayaa Xariga ka jaray Xarunta Madaxtooyada Gobolka Bakool

bakool

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Laftagareen oo waheliyaan wasiiro iyo masuul kale oo ka tirsan koonfurgalbeed ayaa Xariga ka jaray Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Gobolka Bakool.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.