Masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ayaa ka qeyb galay Aaska Allaha unaxariistee Ambassador Ciise Cali Maxamed oo Muqdisho lagu aasay.
Masuuliyiin ka qayb Gashaya aaska Ambassador Ciise Dheere ayaa waxaa kamida Ra’iisalwasaaraha kuxigeenka Soomaliya Mahdi Guuleed, wasiirka arrimaha dibada Soomaliya Axmed Ciise Cawad, Gudoomiyaha Gobolka banaadir Cumar Filish iyo kuwa Kale.
Leave a Reply