Kulan ka dhacay Jaamacada Ummada Faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq oo ay ka qayb Galeen Ugaas Maxamed Ugaas Kayse, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug, Waxgarad iyo Aqoonyahano ayaa waxaa laga Codsaday Dowlada Soomaliya inay Fuliso Baladkii ay Sanad ka hor u sameeyeen Jaamacada Ummada faraceeda Galmudug.
Leave a Reply