Waxgaradka Jubaland ayaa ka horyimid Warqadii Dowlada Soomaliya ku Aqoonsatay Axmed Madoobe in uu Noqdo Madaxweynaha KMG Jubaland.
Waxgaradkaan kulanka ku qabsaday Magaalada muqdisho ayaa waxaa kamida Ugaasyo iyo waxgaraduu ka mid yahay Ugaas Maxamed Ugaas Xaashiiyo salaadiinta Beelaha Jubbaland.
Dhanka kale Ugaaska Maxamed Ugaas Xaashi ayaa ku baaqay gogol looga Tashanayo ayaaha Jubbaland inuu Dhigayo Gobolka Gedo.
Leave a Reply