Daawo:Madaxweynaha Galmudug ayaa soo gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug

qoorqoorgedotimes.com

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa soo gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Maamulka iyo shacabka degmada hobyo ayaa si weyn usoo dhaweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.