Madaxwaynaha Maamulka Galmudug ayaa sheegay ,sheegay in heshiis rasmi ah laga gaaray shaqaqadii dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay degaanada ay wadaagan Soomaalia Iyo Eithopia.
Madaxwayne Guuleed ayaa sheegay in ay nasiib daro ahayd weerarka ka dhacay Degaanada ku dhow dhow sohdinta labada dal.
Guuleed waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay aqbaleen heshiiska laba geesood ah ee Magaaladda Jig jiga ku dhaxmaray Madaxda labada maamul
Leave a Reply