Daawo:Muuse Biixi oo ka Faa’idaysan waayey Fursad dahab ah

muse

Madaxweynaha Maamulka Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey ee Dalka Jabuuti Kaga Qayb-galay Shirkii Wadahadalada Maamulka Somaliland iyo Soomaaliya ayaa Hargaysa dib ugu soo Noqday Asagoo wax guula ah kalasoo noqon Dalka Jabuuti.

Madaxdawaynaha Soomaliland ayaa waxuu dhumiyey Fursad dahaba oo uu haystay walow aysan wali wadahadaladii labada Dhinac aysan wali dhamaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.