Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Mursal Sh. Cabdiraxmaan, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Mudane Hassan Ali Khaire iyo wafdigii kale ee afartii maalin ee lasoo dhaafay Djibouti u joogay wadahadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa caawa dib ugu soo laabtay dalka.
Leave a Reply