Wasiir Fiqi oo sheegay inuu Xero Ciidan ka furayo Balanbal ama Bangeele

qoorqoor

Wasiirka amniga Galmudug Axmed Mocalim Fiqi ayaa hobyo ka sheegay inuu shabab ka xoraynayo Galmudug.

Wasiir Fiqi ayaa dhanka kale sheegay asaga iyo Madaxwaynaha Galmudug inay kusoo wajahan yihiin Galgaduud waxaana Xeryo ciidan ka furi doonaa Degmada Balanbale ama Bangeele hadba tii Macquul noqota.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.