Dhegesyo:Wasiir Omaar oo ka hadlay diyaradii Itoobiyanka kusoo rideen Bardaale

Diyarad

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo ka hadlaayey Waqtiga la furayo duulimaadka Diyaradaha Dibada iyo gudaha ayaa sheegay inaan weli waqti loo cayimin xilliga dib loo bilaabi doono duulimaadyadii gudaha iyo dibedda.

Wasiirka oo u warramay Idaacada VOA ayaa ugu horreyn ka hadlaya baaritaan lagu sameeyey diyaaraddii African Express ee bishi May 4-teedii lagu soo riday magaalada Bardaale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.