Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka hadlay Ciidan magaalada Muqdisho gadood ugu sameeyay mushahar la’aan awgeed, kuwaas oo ka howl-galayay Gobolka Shabeellada Dhexe.
Taliye Odowaa, ayaa sheegay in ciidanka qalabka sida ay qaateen mushaharkoodii balse ay jiraan ciidamado kooban oo aan tirokoob marin iyo kuwo ay cilado farsamo ka yimaadeen diiwaan-gelintoodii oo aysan lacagtii gaarin.
Leave a Reply