Daawo:Somaliland oo ka hadashay Qodobada cusub ee ka soo baxay shirkii Jabuuti

muuse

Somaliland ayaa War kasoo saartay kulamadii ay ku yeesheen Guddiyada Farsamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland Dalka jabuuti kaas oo goob joog ka ahaayeen Dowlada Maraykanka, Itoobiya, Midowga Yurub, iyo Jaamacada Carabta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.