Kulan maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho Senatorada Aqalka sare ee Soomaaliya ayay kaga soo horjeesteen warqadda kasoo baxday Guddoomiye Aqalka Sarre Cabdi Xaashi ee waxba kama jiraan loogu sheegay xeerarka 4-ta ah oo laba kamid ah ay meel mariyeen Golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya midna uu socdo dooddiisa.
Leave a Reply