Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya Madaxtooyada Qaranka Munaasabadda Xuska Sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka.
Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlaayey wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland ayaa yiri “” Walaaleheenna Somaliland waxaan ka raadinaynaa midnimo. Geeska Afrika waxaa ka bilaabmay iskaashi dhaqaale oo Soomaaliya ay fikirkiisa bilowday. Waxaa la garowsaday in dawladaha Geeska Afrika ay isu baahanyihiin si loo horumariyo dhaqaalaha Gobolka loona baajiyo colaadaha””.
Leave a Reply