Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa waxay go’aan kasoo saareen Maqaamka Muqdisho iyo iyo Arrimaha Doorashooyinka dalka ee 2020/2021
Leave a Reply