Senator Cabdiraxmaan Faroole ayaa mar kale ka horyimid kuraasta lasiiyey Gobolka Banaadir waxuuna sheegay inaysan Muqdisho xaq ulahayn kuraasta lasiiyey.
Dhanka kale Faroole ayaa waxuu sheegay Gobolka Baandir Sadex Kursi bay xaq u lahayd waxaana kuraasta Gobolka Banaadir la waydiinayaa xasan shiiq.
Leave a Reply