Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka degaameynta kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo codgeliyay xeerkan ayaa waxaa haa ku ogolaatay 144-Xildhibaan sida uu natiijadda codeynta ku dhowaaqay guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulanka soo xiray
Leave a Reply