Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa Sheegay in ay ku raad joogaan koox dil ka gaystay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Gudoomiyaha Mudug ee Puntland Xasan Maxamed Khaliif ayaa warkan ka sheegay goob lagu aasayay mid ka mid ah Ganacsatada ugu waawayn Gaalkacyo oo lagu toogtay ,Magaaladaas.
Gudoomiyaha waxa uu xusay in ka Maamul ahaan ay iska kaashan doonaan wax ka qabashada amaanka Magaalada Gaalkacyo
Dhanka Kale Gudoomiye ku xigeenka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa ka hadlay dilka marxuunkaas waxa uu kala socdo Maamulka Mudug ee Puntland.
Halkan ka dhagayso:
Leave a Reply