Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa ku heshiiyey in 9 July ay ku Kulmaan magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada Galmudug.
Ajendaha laga wadahadlayo waa arrimaha doorashooyinka ee hadda uu khilaafku ka taagan yahay iyo Sidii loo wajihi lahaa shirka guud ee amniga qaranka.
Leave a Reply