Xildhibaan Cabdiraxmaan dheere oo kamid ah xildhibaanada Dowalada federaalka ah ee kursigiisii laga wareejiyey deegaan doorashadoodii ayaa odoyaashiisa dhaqanka kulan kula Yeeshay magaalada muqdisho.
Xilibaan Cabdirahman Dheere iyo Odayasha Beeshiisa ayaa Isku Afgartay Muraankii malmahaan Ka Dhextaagnaa kursigiisa oo loo wareejiyey gobolka Gedo in lasoo afjaray.
Leave a Reply