Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Maanta waxuu bahdil ugaystay qaar kamida wasiirada Galmudug asagoo ku badalay Jamaal guutaale iyo Axmed Cabdisalaan.
Qaar kamida wasiirada Galmudug ayaa waxay isku dayeen inay ka qayb qaataan soo dhaweynta Madaxda Maamul goboleedyada waxaana loo diiday inay galaan qolka Madaxda Maamul goboleedyada iyo Madaxwaynaha Galmudug war saxaafadeedka ku qabanayeen.
Madaxwayne qoorqoor ayaa Amray wasiirada Galmudug waxaan ka ahayn sadex wasiir in lagu badalo Jamaal guutaale iyo Axmed Cabdisalaan oo aan la ogayn shaqada ay u hayaan galmudug.
Leave a Reply