Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo Dhuusamareeb u yimid si uu uga qeybgalo shirka wadatashiga Dowlad goboleeyada oo ka furmaya caasimada Galmudug ee Dhusamareeb.
Soo dhaweyn kaddib, madaxweynayaasha ayaa warbaahinta kula hadlay aqalka madaxtooyada Galmudug waxayna sheegeen inuu shirka Maamul goboleedyada ee ka dhacay Dhuusamareeb uu yahay Mahiim ummada soomaliyeed
Leave a Reply