Daawo:Madaxwaynaha Koofurgalbeed oo ka hadlay Mahiimada Shirka Dhuusamareeb

laftagareen

Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Koofur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen oo ka hadlayay shirka Wadatashiga dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa sheegay in shirkan uu yahay mid muhiim ah Dowlada iyo Maamul Goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.