Madaxwaynaha ku meel gaarka ah ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu codsaday inuu booqasho salaana oo horay loo dhaacin inuu ku tago Degmooyinka Balanbale iyo Caabudwaaq.
Waxgaradka iyo Bulshada wagooyiga Galgaduud ayaa ka horyimid Codsiga Axmed Madoobe iyagoo sheegay inay dagaal ka xigaan imaanshaha Madaxwaynaha ku meel gaarka ah ee Jubbaland.
Axmed Madoobe inuu degmooyinka Balanbal iyo Caabudwaaq booqdo ayaa waxaa gadaal ka riixaya koox uu horboodayaan Qoorqoor iyo Fiqi mana ahan qorshe horay loogala hadlay Bulshada Waqooyinga Galgaduud.
Diidmadaan ka timid waxgaradka Balanbale iyo Caabudwaaq ayaa Fashil ku ah Madaxda ugu saraysa Galmudug.
Leave a Reply