Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay wejiga labaad ee Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada uga furmi doono Magaalada Dhuusamareeb.
Qoorqoor ayaa waxaa uu sheegay in wejiga labaad ee Shirka Dhuusamareeb uu rajeeynayo inay ka mid noqdaan Madaxda dowladda Federaalka.
Leave a Reply