Daawo:Maamulka Garbahaarey ayaa daah furey Imtixaanka Shahaadiga

garbahaaray

Maamulka Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Maanta oo sabti ah waxaay daah fureen Imtixaanka Shahaadiga ah Fasalka 4 -aad ee dugsiga sare kaas oo ay ka qayb galeen arday badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.