Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo shir gudoomin doono shirka Dhuusamareeb

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Madaxweyne Farmaajo ayaa guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed kaas oo ka dhacaya magaalada Dhuusamareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.