Dhageyso:Xildhibaan Fowsiya Khayre ma Rabin in doorasho dalka ka dhacdo

FOWSIYA

Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aaden oo ah gudoomiyaha Xisbiga NDP ahna gudoomiyaha Isbahaysiga Hiigsi ee ay xisbiyada badan ku midoobeen, ayaa sheegtay in markii la fiiriyo sida dowladdii la riday aanay miisaaniyadda ugu soo darin doorashada iyo in shuruucdii lagu hagi lahaa ay iskala seexatay ay caddayn u tahay in aanay doonayn in doorasho ay qabato.

hoos ka dhageyso waraysigii BBC

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.