Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo kuwa dhaqanka ee deegaanka Garissa ee gobolka woqooyi bari Kenya ayaa cambaareeyay dil laba nin oo rayid ah shalay gelinkii dambe loogu geystay gudaha magaaladaasi.
Aadan Barre Ducaale oo ah xildhibaan laga soo doorto Gaariso ayaa sheegay in askarigii dilka geystay uu haatan xiran yahay sharcigana la horgeynayo.
Hoos ka dhageyso Wareysi uu siiyey BBC
Leave a Reply