Sii hayaha xilka Ra’iisul wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kormeeray xarunta wasaaradda Maaliyadda halkaas oo uu kula kulmay masuuliyiinta wasaaradda.
Sii hayaja Wasaarada Maaliyada a mudane Cabdiraxmaa Bayle ayaa yiri Waxa aan ka wada hadalnay ku simaha ra’iisul wasaaraha dar-dar galinta howlaha Maaliyadda, sida dib-u-habeynta dhaqaalaha, sare u qaadidda dakhliga dalka iyo saameynta dhaqaale ee Covid-19.
Leave a Reply