Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Shalay lagu dilay Taliyihii Ciidamada Madaxtooyada Puntland G/Sare Cismaan Cumar Maxamed iyo Saddex Xarigle Axmed Yuusuf Cabdi kadib hawlgal ay ciidanka Madaxtooyadu ka fuliyeen gudaha magaalada Gaalkacayo.
Beesha Reer Khalaf oo lagu xamanayey Dilka Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada Puntland ayaa Sheegtay inay Dowladda Puntland ku garabtaagan yihiin howlgalka ka dhan ah dadka Maandooriyaha ka ganacsada .
Leave a Reply