Muuqaal:Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir oo kahadlay weerarkii xabsiga dhexe

shakuur

Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdishakuur Warasame oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlayWeerarkii lagu qaaday Xabsiga Dhexe iyo Cida Fududaysay.

C/raxmaan Cabdishakuur ayaa ku eedeeyay Hay’ada sirdoonka iyo nabad sugida qaranka ee Soomaaliya inay ku lug lahayd weerarka ka dhacay Xabsiga Dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.